Saturday, January 21st, 2017
.

(Akhriso+Cod) “ Xasan Shiikh waxa uu Helay Shaqsiyaad Hamigiisa Doorasho Soo Celinaya” Waxaa Sidaas Yiri..

,
Published on January 12, 2017 by   ·   No Comments

Aqoonyahan C.laahi Maxamed jimcaale oo kamid ah Aqoonyahanada soomaaliyeed ayaa xili uu la hadlayay warbaahinta waxa uu sheegay in uu soconayo loolan Xasan sheikh rajadiisa soo celinayo islamarkaana markale hami gelinaya in Xasan uu madaxweyne noqdo.

Aqoonyahanka ayaa tilmaamay in Doorashada maanta dhaceyso ee Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka dadka tartamaya uu ku jiro musharax aad ugu dhow Xasan sheikh, waxana uu carabaabay aqoonyahanka in Faarax Shiikh C/qaadir uu yahay shaqsi u hanqaltaageya sida markale Xasan uu kursiga ugu soo laaban laha.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka;-

Xasan-Sheekh-Jeedin

Shabakada Allpuntland24.com
Xafiiska Wararka Garoowe
Email : Allpuntland24.com@gmail.com

 

.

Readers Comments (0)