Saturday, January 21st, 2017
.

(Daawo Muuqaal);-Musharax Maxamed Cali Ameeriko Waa Muwaadin Soomaali ah oo Shacabka Tabaalaysan Taakuleya..

,
Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Musharax Maxamed cali Nuur Ameerico oo ah Muwaadin soomaaliyeed oo waxbadan u qabtay shacabka soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibada gaar ahaan shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaarada afrika.

Maxamed Cali ameerico waxa uu kaalin muuqata ka gal howshii looga baahnaa Madaxa dowlada soomaaliya waxa uuna soo badbaadiyey dhalinyaro badan oo soomaaliyeed oo ku xirxiran dalal badan oo caalamka ku yaala kuwaas oo loo haysto falal kala duwan kuwaas oo haatan lagu celiyey dalkoodi hooyo.

Riix Halkan oo Daawo Muuqaalka Barnaamijka.

Shabakada Allpuntland24.com
Xafiiska Wararka Garoowe
Email : Allpuntland24.com@gmail.com

 

.

Readers Comments (0)