Saturday, January 21st, 2017
.

(Xog Rasmi ah): Yaa Isku Soo Sharaxay Badelka C/kariin Guuleed+Siyaasi Caan Ah Wiilkiisa Oo Doonaya Qabashada…

,
Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Kulan ayaa waxa uu isla maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho islamarkaana looga hadlayey Masiirka Galmudug ayaa waxa isku soo mutaxay Siyaasiyiin Dhowr ah.

Inta badan Beelaha Hawiye ayaa waxa ay Xubnaha ka socday ay sheegeen in muhiim tahay ka hortega Xiisad Siyaasadeed oo ka aloosanta Galmudug.

Cabdikiriin Guuleed isla maanta waa uu diiday xilka laga qaaday taasi oo ka micno ah in Jawiga uu sii qasmayo iyadoo xaalad deg deg ah kusoo rogay Deegaanada Maamulkaasi.

Wiil uu dhalay Cabdirashiid Ilqeyte oo ah Ganacsade weyn ayaa waxa uu isku soo sharaxay Xilkaasi kaas oo badelaya Cabdikiriin Guuuleed.

Marxuum Cabdirashiid Ilqeyte ayaa ahaa Malkiilihii Hoteelka Saxafi iyadoo wiilkiisa uu doonayo Xilkaasi inuu qabto isku heybna yihiin Cabdikiriin Xuseen Guuleed ee laga xayuubiyey xilka maanta

Shabakada Allpuntland24.com
Xafiiska Wararka Garoowe
Email : Allpuntland24.com@gmail.com

.

Readers Comments (0)